Qeexid
"Si xoog leh oo nafley cunaha looga qabto si neeftu ugu joogsato; miijis. ld ceejo, ciiq, ciiqo1 (2)."
"Si xoog leh oo nafley cunaha looga qabto si neeftu ugu joogsato; miijis. ld ceejo, ciiq, ciiqo1 (2)."
Wadaag:
Sharaf darro ka timaada fal ama hadal anshaxdarro ah oo qof ku kaco. ld ceebaal.
m.dh
Wadaag:
/mg1 C./ka c.: balli, weel, xero iwm buuxid (biyo, caano, xoolo iwm).
f.g
-gay, -gtay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Daruurta saymaha da'aya ka korreysa oo aan weli di'in..
m.dh
Wadaag:
Nafley neefta ku celin. ld ciiji, ciiqee (2).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-lal, m.l) God la qoday oo hoos u dheer oo laga helo biyo iwm.
m.l
Wadaag:
(-lal, m.l) (jool.) Il-biyood dhulka hoostiisa ah oo lagu helay riig oo laga qoday oogada dhulka ilaa oogada biyaha hoose, biyahaa waxa markaa loo soo saaraa ama loo soo afuufaa oogada dhulka. Haddii ceel ka hoos maro oogada biyaha hoose xilliga qoyaanka, oo aanu aad hoos uga dhicin oogada biyaha hoose ee joogtada ah, wuxuu biyo yeelanayaa xilliga qoyaanka, haddii uu gaaro oogada biyaha hoose ee joogtada ah, dabadeed weligii biyo ayuu yeelanayaa.
m.l
Wadaag:
Suus, madaal, shood iwm raashin ku miisasho.
f.g3
-gtay, -gatay
Wadaag:
(f.g) Wax qof kale sameeyey wax u eg samayn; ka xigasho.
(f.mg) Ka dh.: hilib iwm gogasho.
f.g
-gtay, -gatay
Wadaag:
Cuntomaalmeed suuq ka soo iibsasho.
Hawlkeligii qabsasho (qof).
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag: