Qeexid
"Nafley neefta ku celin. ld ciiji, ciiqee (2)."
[-iyay, -isay]
ceej yay
ceej say
f.g2"Nafley neefta ku celin. ld ciiji, ciiqee (2)."
Wadaag:
Sharaf darro ka timaada fal ama hadal anshaxdarro ah oo qof ku kaco. ld ceebaal.
m.dh
Wadaag:
Si xoog leh oo nafley cunaha looga qabto si neeftu ugu joogsato; miijis. ld ceejo, ciiq, ciiqo1 (2).
m.dh
Wadaag:
(-lal, m.l) God la qoday oo hoos u dheer oo laga helo biyo iwm.
m.l
Wadaag:
(-lal, m.l) (jool.) Il-biyood dhulka hoostiisa ah oo lagu helay riig oo laga qoday oogada dhulka ilaa oogada biyaha hoose, biyahaa waxa markaa loo soo saaraa ama loo soo afuufaa oogada dhulka. Haddii ceel ka hoos maro oogada biyaha hoose xilliga qoyaanka, oo aanu aad hoos uga dhicin oogada biyaha hoose ee joogtada ah, wuxuu biyo yeelanayaa xilliga qoyaanka, haddii uu gaaro oogada biyaha hoose ee joogtada ah, dabadeed weligii biyo ayuu yeelanayaa.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax ceebi ku dhacday noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Nafley noolaansho. ld caysh2.
f.mg1
-shay, -shtay
Wadaag: