Qeexid
"C. ah: xoolo ceel aada iyadoon cidi wadin."
Qeexid Xigta
ld ceelyeelasho.
"C. ah: xoolo ceel aada iyadoon cidi wadin."
ld ceelyeelasho.
Wadaag:
Xoolo iyadoon cidi wadin ceel aadid.
f.g3
-eeshay, -eelatay
Wadaag:
Qofka ama dadka xoolaha aroor ah uga sii hora mara ceelka si uu ugu diyaariyo kaalin iyo biyo.
m.dh.u
Wadaag:
(-lal, m.l) God la qoday oo hoos u dheer oo laga helo biyo iwm.
m.l
Wadaag:
(-lal, m.l) (jool.) Il-biyood dhulka hoostiisa ah oo lagu helay riig oo laga qoday oogada dhulka ilaa oogada biyaha hoose, biyahaa waxa markaa loo soo saaraa ama loo soo afuufaa oogada dhulka. Haddii ceel ka hoos maro oogada biyaha hoose xilliga qoyaanka, oo aanu aad hoos uga dhicin oogada biyaha hoose ee joogtada ah, wuxuu biyo yeelanayaa xilliga qoyaanka, haddii uu gaaro oogada biyaha hoose ee joogtada ah, dabadeed weligii biyo ayuu yeelanayaa.
m.l
Wadaag:
Rag xoolaha ceelka u jooga oo waraabiya.
Nooc shimbiraha ka mid ah oo badanaa aan laga ag waayin meelaha biyaha leh.
m.dh
Wadaag:
Sabo.
Buur dhaadhaceed oo gabbaad laga dhigto.
ld heelasho.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Harag sida jawaanka loo tolay oo lagu gurto badarka, alaabta iwm.
m.dh
Wadaag:
Is y.: qof wax uusan ahayn iska dhigid.
f.g1
-eelay, -eehsay
Wadaag:
Muruq weyn oo cududda geela labada dhinac uga jira.
m.l
Wadaag:
Xilli gu' ah oo roob xoog badan leh da'a.
Roob xoog badan oo bartamaha guga da'a.
m.l
Wadaag:
(-lal ..., m.l) (jool.) Nooc ceelasha ka mid ah oo si joogta ah biyo soo saara; biyahaas waxaa kor u soo saara cadaadis ka yimid biyo fadhiya.
m.l
Wadaag: