Qeexid
"(-nno, m.dh) Orgi sannad jir ah."
"(-nno, m.dh) Orgi sannad jir ah."
Wadaag:
Dhado iyo ciiro isku jira. ld ceeryaamo, ciiryaamo, ciiryaan.
m.dh
Wadaag:
C. ah: midab guduud furan ah.
Dermo inteeda midabka iyo naqshadda leh. ld casiin.
m.l
Wadaag:
Geed boqoshaaga u eg oo badanaaba dundumooyinka ka baxa.
Magac loogu yeero qof leh gar dhuuban sida midka ceesaanka.
m.l
Wadaag:
Nafley noolaansho. ld caysh2.
f.mg1
-shay, -shtay
Wadaag:
Wax ceyd hayo noqosho (qof).
f.mg1
-dmay, -dmantay
Wadaag: