Qeexid

"Cuntada la cuno; quud. ld caysh1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ceesh oo kali ah:
  • Sidii ay arrintu sidaas isaga ahayd, oo ay "ceeshow-milix" la-yaab leh isaga socotay, ayaannu Boos(Jago) ka iibsannay xaafaddii " Anzaloti"(Waaberi), oo markaasna aan ka dhisannay 3-qol oo iyaguna Carshaan ahaa.
  • Waxaa intaa dheer Mooryaanta aan cidina xukumin ee afduubka masaakiinta iyo dilka ku ceesha.