Qeexid

"celceliska heerka badda (C.H.B.) m.l (juqr.) (C.H.B.) Celceliska heerka badda, marka laga xisaabiyo indhaindhayn badan oo la sameeyay muddooyin isla eg gudahood."