Qeexid

"Wax soo socda dib u laabid."

Qeexid Kale

Wax socda hakin. 4. Ku c.: fal hore loo sameeyey mar kale dib u samayn. 5. Iska c.: wax iska difaacid. 6. Ka c.: wax ka reebid.

Qeexid Xigta

U c.: wax ciddii lahayd dib ugu geyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb