Qeexid

"ld celin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga celis oo kali ah:
  • Arintaan ayaa waxay dhabar-jab ku tahay dad badan oo xarumaha caafimaadka iyo kuwa waxbarashada ee SOS ku tiirsanaa, iyadoo celcelis ahaan maalin walba ku daweyn jirtay xarumaheeda Muqdisho 500-qof oo u badan haween iyo caruur.
  • “Waxa uu ka mid yahay (Beckham) ciyaartoyda tirada yar ee adduunka ee aad awoodi karto in aad dib ugu soo celiso lacagtaada keliya dakhliga ganacsigiisa,” ayuu raaciyay Joan Laporta.