Qeexid
"Hanti la dhacay ama baadi ah ciddii lahayd u celin."
Qeexid Kale
Dhul in la daaqo, in mudda ah u diidid. ld ceshiinee, cishiinee.
Qeexid Xigta
Safar bixiddiisa dib u dhigid.
[-meeyay, -meysay]
ceshiime eeyay
ceshiime eysay
f.g2"Hanti la dhacay ama baadi ah ciddii lahayd u celin."
Dhul in la daaqo, in mudda ah u diidid. ld ceshiinee, cishiinee.
Safar bixiddiisa dib u dhigid.
Wadaag:
Hanti la dhacay ama luntay oo ciddii lahayd loo celinayo.
Si gaar ah uga faa'iideysashada wax dad ka dhexeeya. ld ceshiino, cishiino.
m.dh
Wadaag:
Wax dad ka dhexeeya si gaar ah uga faa'iideysasho. ld ceshiineyso, cishiimeyso, cishiineyso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
eeg ceshiimeyso. ld ceshiimeysad, ceshiimeysi, ceshiineysasho, cishiim
m.f.dh
Wadaag:
Qof, wax laga qaatay ama uu baxshay, mar labaad dib u qaadasho.
Wax in ay lumaan ama hallaabaan ka ilaalin.
f.g3
-shaday, -shatay
Wadaag:
Nalfey, badeecad iwm qiimahooda sheegid.
Cid sharfid. ld qaymee.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Naf, hanti iwm biime ka dhigid.
Isku b.: meel cabsi leh ama nabaddeeda la hubin kas iyo ogaal ugu bareerid.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag: