Qeexid
"eeg ceshiimeyso. ld ceshiimeysad, ceshiimeysi, ceshiineysasho, cishiim"
"eeg ceshiimeyso. ld ceshiimeysad, ceshiimeysi, ceshiineysasho, cishiim"
Wadaag:
Wax dad ka dhexeeya si gaar ah uga faa'iideysasho. ld ceshiineyso, cishiimeyso, cishiineyso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Hanti la dhacay ama baadi ah ciddii lahayd u celin.
Safar bixiddiisa dib u dhigid.
Dhul in la daaqo, in mudda ah u diidid. ld ceshiinee, cishiinee.
f.g2
-meeyay, -meysay
Wadaag:
Hanti la dhacay ama luntay oo ciddii lahayd loo celinayo.
Si gaar ah uga faa'iideysashada wax dad ka dhexeeya. ld ceshiino, cishiino.
m.dh
Wadaag:
Qof, wax laga qaatay ama uu baxshay, mar labaad dib u qaadasho.
Wax in ay lumaan ama hallaabaan ka ilaalin.
f.g3
-shaday, -shatay
Wadaag:
eeg cashiirayso. ld cashiiraysad, cashiiraysi.
m.f.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Caano soo deynta qanjirrada naasaha oo badanaa bilowda uurka dhammaadkiisa.
m.dh
Wadaag: