Qeexid
Hanti la dhacay ama luntay oo ciddii lahayd loo celinayo.
Qeexid Xigta
Si gaar ah uga faa'iideysashada wax dad ka dhexeeya. ld ceshiino, cishiino.
Hanti la dhacay ama luntay oo ciddii lahayd loo celinayo.
Si gaar ah uga faa'iideysashada wax dad ka dhexeeya. ld ceshiino, cishiino.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -meysay
Qeexid: Hanti la dhacay ama baadi ah ciddii lahayd u celin.
Qeexid Xigta: Safar bixiddiisa dib u dhigid.
Qeexid Kale: Dhul in la daaqo, in mudda ah u diidid. ld ceshiinee, cishiinee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ceshiimee. ld ceshiineyn, cishiineyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax dad ka dhexeeya si gaar ah uga faa'iideysasho. ld ceshiineyso, cishiimeyso, cishiineyso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld ceshiimaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld ceshiimeysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -neysay
Qeexid: ld ceshiimee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.kh
Qeexid: Sh. ah: meel kayn ah.
Qeexid Xigta: Sh. ah: meel dadka ama xooluhu ku badanyihiin oo buuq badan. ld sheemo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld ceshiimeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld ceshiimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg ceshiimeyso. ld ceshiimeysad, ceshiimeysi, ceshiineysasho, cishiim
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: ld ceshiimeyso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -shaday, -shatay
Qeexid: Qof, wax laga qaatay ama uu baxshay, mar labaad dib u qaadasho.
Qeexid Xigta: Wax in ay lumaan ama hallaabaan ka ilaalin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (kiim.) Molikiyuul bir ka kooban, kaas oo ugu xidhan borotiinnada sida kooinsaymyada ama kooxo falgallada dedjiya si ay u sameeyaan hiimoboro-tiinno.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld ceshiimaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld ceshasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld cayshid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Qoraallo iyo akhrisyo diini oo loola jeedo in cid lagu waxyeelleeyo; asmo. ld casiimad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -say, -satay
Qeexid: Cid xurmayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg cesho. ld ceshad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]