Qeexid
"ld ceshiimaysasho."
"ld ceshiimaysasho."
Wadaag:
eeg ceshiimeyso. ld ceshiimeysad, ceshiimeysi, ceshiineysasho, cishiim
m.f.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Caano soo deynta qanjirrada naasaha oo badanaa bilowda uurka dhammaadkiisa.
m.dh
Wadaag:
Qof, wax laga qaatay ama uu baxshay, mar labaad dib u qaadasho.
Wax in ay lumaan ama hallaabaan ka ilaalin.
f.g3
-shaday, -shatay
Wadaag:
eeg cashiirayso. ld cashiiraysad, cashiiraysi.
m.f.dh
Wadaag:
Wax dad ka dhexeeya si gaar ah uga faa'iideysasho. ld ceshiineyso, cishiimeyso, cishiineyso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag: