Qeexid
"Wax ceyd hayo noqosho (qof)."
[-dmay, -dmantay]
ceydan1 may
ceydan1 mantay
f.mg1"Wax ceyd hayo noqosho (qof)."
Wadaag:
Wax ceyd hayo ahaansho (qof).
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Dhibaato cid ka haysata guri, qalab ama gaadiid la'aan awgeed.
m.l
Wadaag:
Qof, cid hawl u qabto ijaarna ka qaata.
(-ammo, m.dh) Xoog abaabulan, hubeysan oo qoran u qaabbilsan difaaca dalka.
(e.d) C.amow!: hayaay!, waawareey!.
m.l
Wadaag:
Cid ceyd hayey qalab ama gaadiid helid.
f.mg1
-baxay, -baxday
Wadaag:
C. ah: helidda cid ceyd hayey hesho qalab ama gaadiid.
m.l.kh
Wadaag:
Cid ceyd hayo qalab ama gaadiid siin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: