Qeexid
"Cid ceyd hayey qalab ama gaadiid helid."
[-baxay, -baxday]
ceydbax2 axay
ceydbax2 axday
f.mg1"Cid ceyd hayey qalab ama gaadiid helid."
Wadaag:
C. ah: helidda cid ceyd hayey hesho qalab ama gaadiid.
m.l.kh
Wadaag:
Dhibaato cid ka haysata guri, qalab ama gaadiid la'aan awgeed.
m.l
Wadaag:
Cid ceyd hayo qalab ama gaadiid siin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Soo c.: bannaan u soo bixid; muuqasho.
Soo c.: qof daacad ah ahaansho.
f.mg1
Wadaag:
Ka b.: halis ka samatabbixid.
Ka b.: si looga samatabbaxo dhibaatada dhuugga, baalka iwm xagga badda u guurid (reero).
f.mg1
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Cid eed loo haystay iska daaficid.
f.mg1
Wadaag:
Alaab maacuun oo aad loogu baahnaa helid. ld ceedbax.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Wax ceyd hayo noqosho (qof).
f.mg1
-dmay, -dmantay
Wadaag:
Wax ceyd hayo ahaansho (qof).
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Ka m.: wax caarad leh wax ka dhex bixid. ld murbax2.
f.mg1
Wadaag: