Qeexid
"Cid ceyd hayo qalab ama gaadiid siin."
[-iyay, -isay]
ceydbix yay
ceydbix say
f.g2"Cid ceyd hayo qalab ama gaadiid siin."
Wadaag:
Wax la dooranaayo cod ka dhiibasho.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhibaato cid ka haysata guri, qalab ama gaadiid la'aan awgeed.
m.l
Wadaag:
C. ah: helidda cid ceyd hayey hesho qalab ama gaadiid.
m.l.kh
Wadaag:
Cid ceyd hayey qalab ama gaadiid helid.
f.mg1
-baxay, -baxday
Wadaag:
Wax waran iwm ka dhex bixin. ld murbixi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax ceyd hayo ahaansho (qof).
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Wax ceyd hayo noqosho (qof).
f.mg1
-dmay, -dmantay
Wadaag: