Qeexid
(f.g) Nafley aad u eryid.
Qeexid Xigta
(f.mg) Ku c.: gaadiid wax rarkiisa ka badan saarid.
[-iyay, -isay]
f.g(f.g) Nafley aad u eryid.
(f.mg) Ku c.: gaadiid wax rarkiisa ka badan saarid.
Fal / verb
Gudbe / transitive
m.f.dh
Qeexid: eeg ceyntaari. ld ceyntaaris.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld ceyntaarin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Geeddi dheer oo aan la nasan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Marka biyaha badda dib berriga uga noqdaan. ld caarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: /2 (-ryay, -riday/risay; -ryi) Biyaha badda, berriga dib uga noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Nafley orodsiin, si meel ay ku sugnayd uga fogaato; eryid; burin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]