"eeg ceyntaari. ld ceyntaaris."
Wadaag:
(f.g) Nafley aad u eryid.
(f.mg) Ku c.: gaadiid wax rarkiisa ka badan saarid.
f.g
-iyay, -isay
ld ceyntaarin.
m.l
Geeddi dheer oo aan la nasan.
ld caaryid.
m.dh
eeg cayri. ld cayris.
m.f.dh
eeg cagaari. ld cagaaris.
ld cayaarin.
eeg cayaari. ld ciyaarin.
eeg cari. ld caris (2).