"Orodsiinta nafley meel ay ku sugnayd laga orodsiiyo si looga fogeeyo. ld ceyrin."
Wadaag:
Nafley orodsiin, si meel ay ku sugnayd uga fogaato; eryid; burin.
f.g2
-iyay, -isay
eeg cayri. ld cayris.
m.f.dh
Wax ordaya tiigsasho.
f.g3
-saday, -satay
ld cayrin.
m.l
ld cayrsasho.
Dhibaato cid ka haysata guri, qalab ama gaadiid la'aan awgeed.
Dad meel miyi ah wada deggen.
Beesha shinnida.
m.dh
eeg cayrso. ld ceyrsad, ceyrsi.
Caro muujin.
f.mg3
-rtay, -ratay