Qeexid

"ld cayrsasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ceyrsad oo kali ah:
  • Iyaguu misana ka ceyrsadaa neefkii baqtiga ahaa.
  • Degmooyinka ay Ciidamada Dowladda la wareegeen ayaa waxaa dhawaanahan ka talinayay Xoogag u daacad ah Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab, kuwaasi oo meesha ka ceyrsaday Maamul ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u magacawday.