Qeexid
Cod dheer oo ay nafleyda qaar sida shimbiraha, bahallada iwm sameeyaan.
Cod dheer oo ay nafleyda qaar sida shimbiraha, bahallada iwm sameeyaan.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg1
Qeexid: (f.g/mg) Soo c./u soo c./u c.: xoolo, shimbir iwm cod dheer ku dhawaaaqid.
Qeexid Xigta: Cid u yeerid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Cid biyo ku hafin.
Qeexid Xigta: Sanduuq, weel iwm oo buuxa, wax dheeraad ah ku ciriirin si uu u qaado.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: cid ku dhacda oo kaga timaada nabsi uu galay.
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: ld cifo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh (c.nafl.) Xaddiga cuntada ee qof caloosha ku qaadi karo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld ciso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -fan, -fatan
Qeexid: ld cifo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Koox dad ah oo meel ku wada nool.
Qeexid Xigta: Qof ama wax ka badan.
Qeexid Kale: Qaraabo; reer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Samada sare, buluug ah oo ay xiddiguhu ka muuqdaan.
Qeexid Xigta: Roob.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld ciddi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax miisaankiisa dhan u iilasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Caano subaggii laga baxshay oo dhanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld ciddi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld ceego.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dhulka qaybtiisa sare ee dhirtu ka baxdo oo ka samaysanta dhagxaan ay dabeel, qorrax iwm burburiyeen; carro.
Qeexid Xigta: ld iid 1. Maalin ay ummad qaddariso oo hawlaha laga nasto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dareen uurkutaallo leh oo ku dhasha qof marka lagu sameeyo wax uusan raalli ka ahayn. ld ciifo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -gtay, -gatay
Qeexid: ld cifo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Maalin la qaddarinayo u damaashaadid (ummad). ld iid2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -iilay, -iishay
Qeexid: Dareen uurkutaallo leh cid ku beerid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Firiiric yaryar oo oogada nafleyda ka soo yaaca.
Qeexid Xigta: ld ciirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]