Qeexid
"Qof, cibaado samaysasho."
[-stay, -satay]
cibaadeys tay
cibaadeys atay
f.mg3"Qof, cibaado samaysasho."
Wadaag:
Camal wanaagsan oo loo sameeyo in Ilaah loogu dhawaado.
m.dh
Wadaag:
Ku m.: qof ku dheeldheelid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Belo aan hore loo arkin.
Arrin yaab leh oo aan hore loo arkin. ld cibro.
m.dh
Wadaag:
Wax bixintooda diyaar loo ahaa cashasho.
D. ah: timo jarriin ka dhaafid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag: