Qeexid
"Cid biyo ku hafin."
Qeexid Xigta
Sanduuq, weel iwm oo buuxa, wax dheeraad ah ku ciriirin si uu u qaado.
[-day, -dday]
cid2 ay
cid2 day
f.g1"Cid biyo ku hafin."
Sanduuq, weel iwm oo buuxa, wax dheeraad ah ku ciriirin si uu u qaado.
Wadaag:
Maalin la qaddarinayo u damaashaadid (ummad). ld iid2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(c.nafl.) Sooh xiriirka iyo xuubka daboola (mucous membrane) oo isku haya ilkaha iyo daamanka.
m.l
Wadaag:
Koox dad ah oo meel ku wada nool.
Qof ama wax ka badan.
Qaraabo; reer.
m.dh
Wadaag:
Cad gees la mood oo xalleefsan oo ka baxda faraha fooddooda sare.
Qolof libaax badeedka laga jaro oo loo shito uunsi ahaan. ld ciji, cijo, cinji.
m.dh
Wadaag:
Muddo go'an oo haweenayda laga dhinto ama la furo ay tirsato oo aan la guursan karin inta ay ku jirto. ld cuddo.
m.dh
Wadaag:
(-do ml.) Meyrax jilcan, si gaar ah loo farsameeyey oo weelasha la culay lagu nadiifiyo.
m.dh
Wadaag:
Meel cidla' ka dhigid.
Wax baylah ka dhigid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag: