Qeexid
"(-dmay, -dantay; -dmi) Wax la ciday noqosho."
"(-dmay, -dantay; -dmi) Wax la ciday noqosho."
Wadaag:
(-dmay, -dantay; -dmi) Wax samayntooda cid fasax u siin.
f.g1
Wadaag:
Meel, wax geedo leh oo aan la daaqin noqosho.
f.mg1
-maday, -matay
Wadaag:
(-do ml.) Meyrax jilcan, si gaar ah loo farsameeyey oo weelasha la culay lagu nadiifiyo.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Qaybta ka midka mindhicirka weyn ee lafdhabarleyda ee u dhexaysa siikamka iyo malawadka. Shaqada ugu weyn ee uu qabtaana waxa weeye ka soo nuugista macaadinta iyo biyaha hadhaaga cuntada aan la dheefshiidin ee soo dhaafta mindhicirka yar, taas oo marka dambe noqo ta saxarro.
m.l
Wadaag:
Wax ceyd hayo ahaansho (qof).
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Qof, cid hawl u qabto ijaarna ka qaata.
(-ammo, m.dh) Xoog abaabulan, hubeysan oo qoran u qaabbilsan difaaca dalka.
(e.d) C.amow!: hayaay!, waawareey!.
m.l
Wadaag:
Nal, dab, raadiye iwm wax la shiday ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Cid biyo ku hafin.
Sanduuq, weel iwm oo buuxa, wax dheeraad ah ku ciriirin si uu u qaado.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-ammo m.l) Xammaarato yar, quruxsan, oo ay mulaca isku bahyihiin, afar addin iyo dabo dheer leh oo geedaha fuusha. ld cillaangeedafuul.
m.dh
Wadaag:
Koox dad ah oo meel ku wada nool.
Qof ama wax ka badan.
Qaraabo; reer.
m.dh
Wadaag:
Cid aan ciidan ku filan haysan ahaansho.
Qof aan ciidan geli karin ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag: