Qeexid
"ld cagajiidid."
"ld cagajiidid."
Wadaag:
Fulfullac yaryar oo uu yeesho hilibka ku wareegsan ciddiyaha. ld caddidiif.
m.dh
Wadaag:
Cad gees la mood oo xalleefsan oo ka baxda faraha fooddooda sare.
Qolof libaax badeedka laga jaro oo loo shito uunsi ahaan. ld ciji, cijo, cinji.
m.dh
Wadaag:
Nooc ka mid ah mariidka oo nafleyda uu sababo ay ciddiyuhu ka dhacaan timihiina ka bidaan (waa kan ugu halisan).
m.l
Wadaag:
Muddo go'an oo haweenayda laga dhinto ama la furo ay tirsato oo aan la guursan karin inta ay ku jirto. ld cuddo.
m.dh
Wadaag: