Qeexid
"Abuur meseggo ama galley oo markaa soo dhalasho."
[-iyay, -isay]
ciddillibaax yay
ciddillibaax say
f.mg2"Abuur meseggo ama galley oo markaa soo dhalasho."
Wadaag:
Miro yicibeed oo markaa soo baxay.
Abuur meseggo ama galley oo markaa soo dhashay.
m.dh
Wadaag:
Gammaan, orod kadle ah samayn.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Cad gees la mood oo xalleefsan oo ka baxda faraha fooddooda sare.
Qolof libaax badeedka laga jaro oo loo shito uunsi ahaan. ld ciji, cijo, cinji.
m.dh
Wadaag:
Nooc ka mid ah mariidka oo nafleyda uu sababo ay ciddiyuhu ka dhacaan timihiina ka bidaan (waa kan ugu halisan).
m.l
Wadaag:
Fulfullac yaryar oo uu yeesho hilibka ku wareegsan ciddiyaha. ld caddidiif.
m.dh
Wadaag:
Muddo go'an oo haweenayda laga dhinto ama la furo ay tirsato oo aan la guursan karin inta ay ku jirto. ld cuddo.
m.dh
Wadaag:
Geed nagaar yar oo leh xididdo dhuudhuuban oo ciddiyaha lagu guduudsado.
m.l
Wadaag:
C. ah: haweenay la furay oo cuddadii dhammaysatay. ld cuddabbax1.
m.l.kh
Wadaag: