Qeexid
"Ciddood noqosho."
[-doobay, -dowday]
ciddoodow oobay
ciddoodow owday
f.mg1"Ciddood noqosho."
Wadaag:
Muddo go'an oo haweenayda laga dhinto ama la furo ay tirsato oo aan la guursan karin inta ay ku jirto. ld cuddo.
m.dh
Wadaag:
Cad gees la mood oo xalleefsan oo ka baxda faraha fooddooda sare.
Qolof libaax badeedka laga jaro oo loo shito uunsi ahaan. ld ciji, cijo, cinji.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Meel, wax cidla' ah noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Nooc ka mid ah mariidka oo nafleyda uu sababo ay ciddiyuhu ka dhacaan timihiina ka bidaan (waa kan ugu halisan).
m.l
Wadaag:
Fulfullac yaryar oo uu yeesho hilibka ku wareegsan ciddiyaha. ld caddidiif.
m.dh
Wadaag:
C. ah: haweenay la furay oo cuddadii dhammaysatay. ld cuddabbax1.
m.l.kh
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Haweeney la furay ama laga dhintay ciddo dhameysasho. ld cuddabax2.
f.mg1
Wadaag:
Gammaan, orod kadle ah samayn.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag: