Qeexid

"(-fyo, m.dh) ld cirif."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cidhif oo kali ah:
  • Gaar ahaan waxaa xiise dheeraad ah lahaa sida ay u dhacday doodda labada cidhif ee midkood maamulkii siyaasadeed ee Soomaaliya dhaliilayo, ka kale na maamulkaas gaashaanka u yahay.
  • Dhererka cirku u jiro oogada dhulka waa kala duwan tahay, waa 8 km cidhifyada iyo 17 km dhulbadhaha.