Qeexid

Wehel la'aan dareemid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cidloo oo kali ah:
  • Way cidlootay, waanadu waxba kama tarto oo sidii ruux saar qaba ayey saqda dhexe qaylo kaga kici jirtay.
  • Markii uu Rasuulka (scw) geeriyooday, Abuu Dar wuu u adkeysan waayay inuu ku sii negaado magaallada Madiina, kadib markii magaalladaas uu ka dhintay sayidkeedii, ayna cidloobeen fadhiyadii cilmiga ee uu bixin jiray Xabiibka Rasuulka (scw).