Qeexid

(-oobay, -owday; -oobi) Meel, wax cidla' ah noqosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cidlow oo kali ah:
  • Safiirka dalka Eritrea u jooga dalka Kenya ayaa dhawaan saxaafadda siiyay hadal uu ku liidayo madaxda iyo Dowladda Soomaaliya, taas oo u muuqatay mid uu ku qancinayo xukuumadda siyaasadda ku cidlowday ee Asmara.