Qeexid
ld cifo.
[-fan, -fatan]
f.mg1ld cifo.
Fal / verb
f.mg3
Labdhedig: -ftay, -fatay
Qeexid: Hanti luntay ama baabba'day beddelkooda helid. ld cif, cig, cigo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-fyo, m.dh) Geeska ugu dambeeya ee ay ku dhammato meel ama shay. ld cidhf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld cifasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Cod dheer oo ay nafleyda qaar sida shimbiraha, bahallada iwm sameeyaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (f.g/mg) Soo c./u soo c./u c.: xoolo, shimbir iwm cod dheer ku dhawaaaqid.
Qeexid Xigta: Cid u yeerid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-fyo, m.dh) ld cirif.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld cirfiid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: ld cifo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Samada sare, buluug ah oo ay xiddiguhu ka muuqdaan.
Qeexid Xigta: Roob.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh (c.nafl.) Xaddiga cuntada ee qof caloosha ku qaadi karo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Cid biyo ku hafin.
Qeexid Xigta: Sanduuq, weel iwm oo buuxa, wax dheeraad ah ku ciriirin si uu u qaado.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld ciso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: cid ku dhacda oo kaga timaada nabsi uu galay.
m.f.dh
Qeexid: eeg cifo. ld cifid, cigasho, cigid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Koox dad ah oo meel ku wada nool.
Qeexid Xigta: Qof ama wax ka badan.
Qeexid Kale: Qaraabo; reer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]