Qeexid
"Tuuryo meel dheer ku dhacda."
"Tuuryo meel dheer ku dhacda."
Wadaag:
Tuuryo meel dheer ku dhicid.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
(-llo m.dh) Xarig dun madow ka samaysan oo cimaamadda madaxa lagula xajiyo.
m.l
Wadaag:
Arrin aan xalkeeda fogeyn.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
(nax.) Habkastoo diiwaangeliya hawraar tiraab ah iyadoo la adeegsanayo qoraal.
m.l
Wadaag:
Haweeney aan muslin ahayn.
Haweeney aan raxmad lahayn; gaalad.
Hab; dabeecad.
m.dh
Wadaag:
(-lyo, m.l) Harag dheer, balaqsan oo lo'da luqunteeda dhinaca hoose ka laallaada.
m.dh
Wadaag:
C. ah: dhul geed qodxeedku ku badan yahay.
Dhul leh dhir aan weli la daaqin.
m.l.u
Wadaag:
Weel, wax hoore laga buuxiyey ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Meel, wax geedo leh oo aan la daaqin noqosho.
f.mg1
-maday, -matay
Wadaag:
(xis.) Tirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 waa 1/x2 + 1 . Taranka tibaax kasta iyo rogaalkeeda waa hal.
m.l
Wadaag:
/mg1 D./la d.: laba qof ama ka badan waxyeello af ama addin ah isgaarsiin.
f.g
-aalay, -aashay
Wadaag:
Qof laga rabo in uu hawl qabto deeq yar siin; laaluushid.
Alaab yar gaadid raran saarid. ld calaal2.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Nafley dheddig gooloobid.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
(f.g) Wax meelgo'an ku sugnaansho.
(f.mg) Ka a.: fal kudhaqaaqiddiisa deyn. ld ool2, oollow.
f.g
Wadaag: