Qeexid

"C. ah: dhul geed qodxeedku ku badan yahay."

Qeexid Xigta

Dhul leh dhir aan weli la daaqin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cigan oo kali ah:
  • Xubno mucaarad ah oo ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska ayaa iyaguna dadka ku booriyay in laga doodo sharcigan degdega ah ee awooda u siinaya ciidanka ammaanka ee Ingiriiska in ay qofka xidhi karaan, hayna karaan bilaa maxkamad.
  • Haddaba Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka ayaa waxa uu ku saabsan yahay aragtida laga qabo sharcigan.