Qeexid
"Meel, wax geedo leh oo aan la daaqin noqosho."
[-maday, -matay]
cigan2 aday
cigan2 atay
f.mg1"Meel, wax geedo leh oo aan la daaqin noqosho."
Wadaag:
C. ah: dhul geed qodxeedku ku badan yahay.
Dhul leh dhir aan weli la daaqin.
m.l.u
Wadaag:
Weel, wax hoore laga buuxiyey ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Wax la qoray ahaansho.
U dh.: wax, wax la qiima ah ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
(-llo m.dh) Xarig dun madow ka samaysan oo cimaamadda madaxa lagula xajiyo.
m.l
Wadaag:
Tuuryo meel dheer ku dhicid.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Gammuunka halkiisa dambe oo jeexan oo xarigga la saaro marka la gamayo.
Labada ilig ee sare middood.
Bir, qori iwm qoroofan oo wax la suro.
m.dh
Wadaag:
(-ammo m.l) Xammaarato yar, quruxsan, oo ay mulaca isku bahyihiin, afar addin iyo dabo dheer leh oo geedaha fuusha. ld cillaangeedafuul.
m.dh
Wadaag:
Wax higaag ku xiran ahaansho.
Wax fuursan ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag: