Qeexid
"Weel, wax hoore laga buuxiyey ahaansho."
[-gnaa, -gnayd]
cigan3 naa
cigan3 nayd
f.mg4"Weel, wax hoore laga buuxiyey ahaansho."
Wadaag:
C. ah: dhul geed qodxeedku ku badan yahay.
Dhul leh dhir aan weli la daaqin.
m.l.u
Wadaag:
Meel, wax geedo leh oo aan la daaqin noqosho.
f.mg1
-maday, -matay
Wadaag:
Tuuryo meel dheer ku dhicid.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
(-llo m.dh) Xarig dun madow ka samaysan oo cimaamadda madaxa lagula xajiyo.
m.l
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Xabbad, fallaar iwm ridid, tuurid. ld gen.
f.g1
Wadaag: