Qeexid
Halaq yar, aan halis ahayn, midabka ciidda leh oo ciidda ku dhex nool. ld ciiddaggale.
Halaq yar, aan halis ahayn, midabka ciidda leh oo ciidda ku dhex nool. ld ciiddaggale.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld ciidaggale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-dmay, -dantay; -dmi) U c.: qof, cid u gargaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof, cid hawl u qabto ijaarna ka qaata.
Qeexid Xigta: (-ammo, m.dh) Xoog abaabulan, hubeysan oo qoran u qaabbilsan difaaca dalka.
Qeexid Kale: (e.d) C.amow!: hayaay!, waawareey!.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: U c.: qof, cid hawl u qabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Cid ciidan ka dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Maalin la qaddarinayo u damaashaadid (ummad). ld iid2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ciidami.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dhulka qaybtiisa sare ee dhirtu ka baxdo oo ka samaysanta dhagxaan ay dabeel, qorrax iwm burburiyeen; carro.
Qeexid Xigta: ld iid 1. Maalin ay ummad qaddariso oo hawlaha laga nasto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld ciidansasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld ciidansasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -umaa, -umayd
Qeexid: Cid aan ciidan ku filan haysan ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof aan ciidan geli karin ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xaaladda uu ku suganyahay qof aan ciidan ku filan haysan.
Qeexid Xigta: Xaaladda uu ku suganyahay qof ciidan tayo fiican aan haysan. ld ciidanxumaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Ciidan ahaansho (qof).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld ciidanxumaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld ciidanyaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Xaaladda uu ku sugan yahay qof aan ciidan ku filan haysan. ld ciidanyari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Wax ciid ku shubid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld iidid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg ciidanso. ld ciidaansad, ciidaansi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg ciidee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]