Qeexid

"U c.: qof, cid hawl u qabasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ciidami oo kali ah:
  • Arinkaan ayaa noqday mid quus ah una eg colku dhac tuugo kuu ciidamisay meel loo cirsadana aysan jirin.
  • Waa mid jeenankiisii ay iyaga boobayaan oo wuxuuba taaganyahay shacabku marxalad ah “Cadow ku hel oo Tuugo kuu ciidamisay!”