Qeexid
"Cid aan ciidan ku filan haysan ahaansho."
Qeexid Xigta
Qof aan ciidan geli karin ahaansho.
[-umaa, -umayd]
ciidanxun maa
ciidanxun mayd
f.mg4"Cid aan ciidan ku filan haysan ahaansho."
Qof aan ciidan geli karin ahaansho.
Wadaag:
Xaaladda uu ku suganyahay qof aan ciidan ku filan haysan.
Xaaladda uu ku suganyahay qof ciidan tayo fiican aan haysan. ld ciidanxumaan.
m.dh
Wadaag:
eeg ciidanxun. ld ciidanxumaansho, ciidanxumi, ciidanxumo.
m.f.dh
Wadaag:
Qof, cid hawl u qabto ijaarna ka qaata.
(-ammo, m.dh) Xoog abaabulan, hubeysan oo qoran u qaabbilsan difaaca dalka.
(e.d) C.amow!: hayaay!, waawareey!.
m.l
Wadaag:
Xaaladda uu ku sugan yahay qof aan ciidan ku filan haysan. ld ciidanyari.
m.dh
Wadaag:
U c.: qof, cid hawl u qabasho.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Maalin la qaddarinayo u damaashaadid (ummad). ld iid2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Dhulka qaybtiisa sare ee dhirtu ka baxdo oo ka samaysanta dhagxaan ay dabeel, qorrax iwm burburiyeen; carro.
ld iid 1. Maalin ay ummad qaddariso oo hawlaha laga nasto.
m.dh
Wadaag:
Halaq yar, aan halis ahayn, midabka ciidda leh oo ciidda ku dhex nool. ld ciiddaggale.
m.l
Wadaag: