Qeexid

"Wax ciid ku shubid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ciidee oo kali ah:
  • Beerta rista leh iyo beerta bannaan, marka uu roobku ku wada da’o, si kala duwan ayuu u saamaynayaa beerta bannaan ee ciideeda aanay waxba ku daboolnayn; doog, caws, dhir gaagaaban ama dhir dhaadheer.
  • Sidoo kale hees ka mid ah heesaha ay ku luuqeeyaan fanaaniintu waxa iyana midhaheeda ka mid ahaa “Midab aan caddaan iyo cawliin ahaynoo, daymada cajebiyiyo waxad tahay mas-ciideed”.