Qeexid
"Dareen uurkutaallo leh cid ku beerid."
[-iilay, -iishay]
ciil2 ilay
ciil2 ishay
f.g1"Dareen uurkutaallo leh cid ku beerid."
Wadaag:
Dareen uurkutaallo leh oo ku dhasha qof marka lagu sameeyo wax uusan raalli ka ahayn. ld ciifo.
m.l
Wadaag:
Ka c.: cid ciil loo qabay ka aarsasho.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Qof, wax ciil ka bi'iya samayn.
f.mg1
Wadaag:
Wax ciil hayo ahaansho.
ld cillan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Geed cagaaran, cufan, caleen iyo qodax toona lahayn, laamo dhuudhuuban oo dhacaan cad leh oo geelu ku sumoobo hadduu daaqo.
m.l
Wadaag:
(-sas m.l) Nooc ka mid ah warmaha waaweyn. Ciise kaddib m.fk (taar.) (C.d.) Waxay sheegaysaa inta sano ama qarni ee laga joogo dhalashadii nebi Ciise. Ciise kahor m.fk (taar.) (C.k.) Waxay u taagantahay Ciise hortii, taasoo sheegaysa sanad gaar ah, ama qarni, ka hore dhalashadii Ciise.
m.l
Wadaag:
Maalin la qaddarinayo u damaashaadid (ummad). ld iid2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag: