Qeexid
"Ka c.: cid ciil loo qabay ka aarsasho."
[-eelay, -eeshay]
ciilbeel2 elay
ciilbeel2 eshay
f.mg1"Ka c.: cid ciil loo qabay ka aarsasho."
Wadaag:
Dareen uurkutaallo leh cid ku beerid.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Qof, wax ciil ka bi'iya samayn.
f.mg1
Wadaag:
(-lal, m.l) (jool.) Il-biyood dhulka hoostiisa ah oo lagu helay riig oo laga qoday oogada dhulka ilaa oogada biyaha hoose, biyahaa waxa markaa loo soo saaraa ama loo soo afuufaa oogada dhulka. Haddii ceel ka hoos maro oogada biyaha hoose xilliga qoyaanka, oo aanu aad hoos uga dhicin oogada biyaha hoose ee joogtada ah, wuxuu biyo yeelanayaa xilliga qoyaanka, haddii uu gaaro oogada biyaha hoose ee joogtada ah, dabadeed weligii biyo ayuu yeelanayaa.
m.l
Wadaag:
Dareen uurkutaallo leh oo ku dhasha qof marka lagu sameeyo wax uusan raalli ka ahayn. ld ciifo.
m.l
Wadaag:
Koox dabeeci ahaan sabo ku wada uuman, oo isugu jira sinjiyo dhir iyo xayawaanba leh.
m.dh.u
Wadaag:
Ku c.: qof, baadidoon daal badan kala kulmid.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
Wax ciil hayo ahaansho.
ld cillan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: