Qeexid
"Ciil badan dareemid."
[-ray, -rtay]
ciildibbir2 ay
ciildibbir2 tay
f.mg1"Ciil badan dareemid."
Wadaag:
Wax dhererkiisa xisaabid; culayskiisa miisaamid; muggiisa beegid.
Fikrad iwm sheegid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
/dh (c.nafl.) Xaddiga cuntada ee qof caloosha ku qaadi karo.
m.l
Wadaag:
Dareen uurkutaallo leh oo ku dhasha qof marka lagu sameeyo wax uusan raalli ka ahayn. ld ciifo.
m.l
Wadaag:
Dareen uurkutaallo leh cid ku beerid.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Wax ciil hayo ahaansho.
ld cillan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Qof, wax ciil ka bi'iya samayn.
f.mg1
Wadaag:
Ka c.: cid ciil loo qabay ka aarsasho.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag: