Qeexid

"Firiiric yaryar oo oogada nafleyda ka soo yaaca."

Qeexid Xigta

ld ciirid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ciir oo kali ah:
  • Mahadi ha ka gaadho SYL, halgamayaasii kale iyo Soomaalidii gacanta siisay, 1-da July ee 1960-kii waxay ahayd maalin rajo la ciir-ciiraysa.
  • Who) oo isna halkaa ka hadlay, ayaa si weyn u dhaliilay Maamulka Cusbitaalka, kuna dooday in Cusbitaalku dhinacaa ka ciiray.