Qeexid
"Wax ciiro yeelasho."
Qeexid Xigta
Cid, ciir doonasho.
[-stay, -satay]
ciirays tay
ciirays atay
f.mg3"Wax ciiro yeelasho."
Cid, ciir doonasho.
Wadaag:
Wax ciiro qarisay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Cid cashiiro ka dhigasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Cimro gudasho. ld cimrayso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Nafley cudur ka bogsasho.
Ka r.: nafley xaalladdii hore ee ay ku sugnayd mid ka wanaagsan gelid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax miisaankiisa dhan u iilasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Firiiric yaryar oo oogada nafleyda ka soo yaaca.
ld ciirid.
m.l
Wadaag: