Qeexid

"Wax awood yari dartii la liicay ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ciirsan oo kali ah:
  • Cid kuwii noogu dhawaa ee aannu u ciirsan lahayn iyaga ayaa isku maran oo cunaha is haysta.
  • Aynu u fahanno maxkamaddu in ay bixiso go’aanka kama danbaysta ah oo aanay jirin meel danbe oo loola ciirsan karaa.