Qeexid

"Taageero."

Qeexid Xigta

ld ciirsasho.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ciirsi oo kali ah:
  • Waxay sheegtay in markii hore ay iyadu boholyoo dartii meel ciirsi la’ ah kaga calaacashay baydad ka mid ah heesta oo iyadu samaysay kadibna in Abwaanka Cabdi Qays uu dib ugu habeeyay heestaa ay ku soo saartay Albamkaa.
  • Col-u-joog had iyo jeer waxaa niyadda kaga jirtay inuu markiisa dagaalka ka qaybqaato, balse reerkooda oo aan ciirsi kale haysan ayaa ku dheggenaa.