Qeexid

"ciirsila'aan m.f.dh eeg ciirsila'. ld ciirsila'aansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ciirsila oo kali ah:
  • Waxay dareentaa go'doonimo, cidla ciirsila', nolol hungo ah iyo mustaqbal cabsi iyo madmadow badan.
  • Roobka soo hooray, qaybo ka mid ah, waxa dhulku ku ururiyaa badyarta, balliyada, haraha oo cidla ciirsila’ ku go’doomiyaa: “ Bal halkaan dhigay day!” isagoo badda ugu faanaya.