Qeexid

"(-sas m.l) Nooc ka mid ah warmaha waaweyn. Ciise kaddib m.fk (taar.) (C.d.) Waxay sheegaysaa inta sano ama qarni ee laga joogo dhalashadii nebi Ciise. Ciise kahor m.fk (taar.) (C.k.) Waxay u taagantahay Ciise hortii, taasoo sheegaysa sanad gaar ah, ama qarni, ka hore dhalashadii Ciise."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ciis oo kali ah:
  • Weftigii ka socday Koonfur Afrika ayaa isagu dhiniciisa ku tilmaamay doorashadu inay ahayd mid u dhacday si xor ah, oo nidaamsan, isla markaana ay ku dhamaatay si nabadgelyo ah, waxaanay sidaa ku sheegeen, warbixin ay ka soo saareen doorashada.
  • "Waxaa Hadda inoo dhan Saanadeenii Milatari waxaana Haysanaa Ciidamo farabadan sida ugu dhaqsiyaha Badan waxaan ku laaban doonaa Goobtoo aan horay uga soo baxnay" sidaana waxaa yiri Sarkaal isagu Diiday in la shaaciyo Magaciisa.