Qeexid
"ld ilaaq"
Qeexid Xigta
Muran maag iyo hagag leh cid u jeedin. 2. Saxaro dhigid.
[-qay, -qday]
cilaaq2 ay
cilaaq2 day
f.g1"ld ilaaq"
Muran maag iyo hagag leh cid u jeedin. 2. Saxaro dhigid.
Wadaag:
ld ilaaq. Hadal aan milgo lahayn oo iska muran ah.
Saxaro.
m.dh
Wadaag:
Isdhaafsashada hadal muran iyo hagag leh. ld ilaaqtamid.
m.l
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) La c.: laba qof, hadal muran iyo hagag leh isdhaafsasho. ld ilaaqtan2.
f.mg1
Wadaag:
(-lo ml.) Lafaha yaryar oo raafafka xooluhu ku jira middood.
m.dh
Wadaag:
Erey lagu dhawaaqo marka qof dumar ah la furaayo. ld dalaaqo, dalqad.
m.dh
Wadaag:
Wax la rabo in ay isdhexgalaan qasid.
Meel deggan qas ka kicin.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Arrin aan xalkeeda fogeyn.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Geed abaareed weyn, cufan, calemo yaryar leh, qodax lahayn oo ubaxiisu udgoon yahay.
Budo caleen oo marka la qaso ciddiyaha, timaha iwm lagu guduudsado.
m.l
Wadaag:
(-ammo m.l) Xammaarato yar, quruxsan, oo ay mulaca isku bahyihiin, afar addin iyo dabo dheer leh oo geedaha fuusha. ld cillaangeedafuul.
m.dh
Wadaag: