Qeexid
"(-amay, -antay; -ami) La c.: laba qof, hadal muran iyo hagag leh isdhaafsasho. ld ilaaqtan2."
"(-amay, -antay; -ami) La c.: laba qof, hadal muran iyo hagag leh isdhaafsasho. ld ilaaqtan2."
Wadaag:
Isdhaafsashada hadal muran iyo hagag leh. ld ilaaqtamid.
m.l
Wadaag:
ld ilaaq. Hadal aan milgo lahayn oo iska muran ah.
Saxaro.
m.dh
Wadaag:
ld ilaaq
Muran maag iyo hagag leh cid u jeedin. 2. Saxaro dhigid.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
(-ammo m.l) Xammaarato yar, quruxsan, oo ay mulaca isku bahyihiin, afar addin iyo dabo dheer leh oo geedaha fuusha. ld cillaangeedafuul.
m.dh
Wadaag:
(-lo ml.) Lafaha yaryar oo raafafka xooluhu ku jira middood.
m.dh
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Dhaqaysi ku tartamid. ld dhugtan2.
f.mg1
Wadaag: