Qeexid
"Geeso xoolaad oo dhinacyada u kala jeeda."
"Geeso xoolaad oo dhinacyada u kala jeeda."
Wadaag:
Haweeney dhererka caadiga ah aad uga gaaban.
C. ah: miro jirro awgeed la yaryaraaday.
m.dh
Wadaag:
Nin dhererka caadiga ah aad uga gaaban.
Qof qaarka dambe naafo ka ah.
m.l
Wadaag:
cilmi haweed m.l Cilmiga barashada gibilka dhulka, gaar ahaan, marka laga eego dhanka cimilada iyo cimilo gooreedkaba.
Wadaag: